Wasiiro iyo Guddoomiyaha gobolka Baay oo Diyaarad ku tagay Berdaale (Sawirro)

Masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta safar shaqo ku tagay degmada Berdaale ee gobolka Baay , waxa ayna safarkaasi ugu kuur galayeen xaaladaha kala duwan ee degmadaasi ku sugan tahay Wasiirka Amniga Koonfur Maxamed Isaaq Cabdi ay wehliyaan Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Baay, Cabdifitaax Ibraahim Biyaano ayaa diyaarad khaas ah … Continue reading Wasiiro iyo Guddoomiyaha gobolka Baay oo Diyaarad ku tagay Berdaale (Sawirro)